Oday iyo wiil 12 jir ah oo la dilay iyo Al-Shabaab oo lagu eedeeyey

Koox hubeysan ayaa duhurnimadii maanta laba qof oo rayid ah ku dilay degaanka Maareeyaha oo ku yaalla inta u dhaxeysa degmooyinka Xudur iyo Ceelbarde ee gobolka Bakool. Labada qof ee la dilay ayaa kala ahaa nin oday ah oo khudaar geyn jiray magaalada Xudur. Ninkan ayaa la dilay isaga oo saaran mooto bajaaj uu ku … Continue reading Oday iyo wiil 12 jir ah oo la dilay iyo Al-Shabaab oo lagu eedeeyey